Quantcast
Channel: Minneapolis – SomaliTalk.com
Browsing latest articles
Browse All 11 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis: Boqollaal Soomaalida deggan Minnesota oo mudaharaad ka dhigay...

Boqollaal Soomaalida deggan Minneapolis ayaa Jimcadii 30-ka December 2011 waxay mudaharaad ballaaran ka dhigeen magaalada Minneapolis, kaas oo la xiriira xawaaladaha Soomaaliyeed ee Minnesota oo la...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

VIDEO DAAWO: Soomaalida Minneapolis oo mudaharaad ka hor geeyey xubno ka...

VIDEO laga duubay dareenka Soomaalida Minnesota ee ku aaddan gumaysiga Itoobiya: Galabnimadii Axaddii (Jan 23, 2011) ayaa mudaharaad xooggan waxa uu ka dhacay faras-magaalaha magaalada Minneapolis,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bannaanbax looga soo horjeedo Waftiga Gumaysiga Itoobiya oo ka dhacay...

Muddaharaad looga soo horjeedey koox ka socotey Itoobiya ayaa Axaddii ka dhacay faras-magaalaha magaa-lada Minnea-polis, waxaana bannaanbaxaas ka qayb galay qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minnesota: Bannaanbax looga soo horjeedo xiritaanka Xawaaladaha oo ka dhacay...

Dadweyne farabadan ayaa Jimcadii isugu soo baxay barxadda farasmagaalada Minneapolis. Bannaanbaxaas oo looga soo horjeeday qorshaha ay bangiyada Maraykanku ku diideen lacagta ay Soomaalida Minnsota u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu taageerayey xisbiga Hiil-Qaran oo Minnesota lagu qabtay

  Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta Ururka Hiil-Qaran ayaa xalay lagu qabtay gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka, waxaana munaasabadda ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socday qaybaha kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis: Birul Waalideyn Camp

Waxaa dadwaynahay reer Minnesota iyo agagaarkeeda la ogeysiinayaa in Masjid Dacwah ay qaban qaabineyso sanadkii 4aad ee safar Camp Tarbiya ah oo lagu maqnaan doono 5 maalmood oo tarbiya ah oo loogu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Ciida Carafo oo qaas u ah Caruurta iyo Aabayaasha Soomaaliyeed oo lagu...

Bariga magaaladda Minneapolis ee dalka Maraykanka oo laga furay dugsi loogu magacdaray Dar Al Qalam oo maanta lagu tukaday Salaadii Ciida Carafo ee ugu horaysay. Dugisigaan oo mudo dhow la furay ayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boosaaso iyo Minneapolis oo la mataaneeyey

 Cabdi Warsame ayaa cod googo’aya ku yiri isagoo ilmada iska tiraya…….. Dowlada oo hoose ee magaalada Minneapolis ayaa maanta cod aqlabiyad ah ugu codeeyey in la mataaneeyo labada magaalo ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Degaanka Minneapolis Oo Ansixiyey Qaraar Lagu Taageerayo Xawilaadaha...

Feb. 11, 2015 (Minneapolis): Mudanayaasha golaha degaanka magaalada Minneapolis oo maanta kulan ku yeeshay xarunta maamulka magaalada Minneapolis ayaa ansixiyey qaraar ku saabsan taageerida xawaaladaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arrdeyda 18 Gobol oo ka tirsan dalka Mareykanka oo tartan qur’aan akh-ris uga...

Sheekh Faysal Camuudi oo wareysi gaar ah siiyey Somalitalk “waalidiinta waxaan ka codsanayaa in caruurtooda aysan maclimiinta keliya kudeynin”. In ka badan 240 arrdey oo ka kala socda 18 gobol oo ka...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 11 View Live